Madaxweyne Trump oo hanjabaad yaab leh u diray shacabka Maraykanka

Madaxweyne Trump ayaa ka digay in Mareykanka uu wajihi doono burbur dhaqaale oo xoog leh haddii dacwad lagu soo oogo. Madaxweyne Trump oo u warramayey telefishenka Fox News ayaa waxaa kale oo uu sheegay in burbur uu ku imanayo suuqyada Mareykanka, cid walbana ay sabool noqon doonto. Trump ayaa difaacay guulaha uu soo hoyey muddada … Continue reading Madaxweyne Trump oo hanjabaad yaab leh u diray shacabka Maraykanka